Sinaanta waxaa weeye waxbarasha asaas ah taas iskuulada iyo xanaadada ilmaha ay isticmaali karaan.

Information

Utbildningen Likarätt

Gratis utbildning för alla

Det här är en del av utbildningen Likarätt.

Introduktion till Likarätt.

Kontakt

Lisa Skiöld

Verksamhetschef

018 700 99 31
lisa.skiold@barnombudet.se

Lisa arbetar med samverkan, påverkan och information, samt med stödärenden.

Hon är verksamhetschef och personalansvarig.

Lisa är också ordförande i Barnskyddsrådet.

Sinaanta waxay ku saabsantahay in si joogta ah kor loogu qaado ilmaha iyo ardayda xuquuqdooda iyo fursadaha u banaan isla markaasna la la dagaalamo bahdilka iyo dhibaataynta

Xuquuqda sinaanta waxay fursad nii siinaysaa si la taabankaro in aad ugu shaqaysaan Heshiiska Xuquuqda Carruurta cid kastana aad qa qayb galisaan

Barashadaan waxaa ku jira shan qaybood oo muhiim ah, qayb loogu tala galay shaqaalaha, qayb loogu tala galay waalidiinta, iyo saddex loogu tala galay caruurta iyo ardaya iyadoo la fiirinayo da’dooda.